Wararka
Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 6/9-2022
Halkan waxaad ka heli kartaa xiriiryada wararka oo ku qoran iswiidhish fudud, iyo wararka iswiidhishka oo ku turjuban luqado kale. Waxaad xitaa akhrin kartaa wararki ugu dambeeyay ee dhinaca Idaacada Iswiidhan.
Wararka iswiidhish fudud
Qoraal cad - Warka oo ku qoran iswiidhish fududRaadiyaha Iswiidhan oo ku baxa iswiidhish fudud - Warar ka yimid raadiya iswiidhan loogu tala galay adiga ku cusub iswiidhanWarka telefishinka SVT oo ku baxa iswiidhish fudud - Warka oo ku qoran iswiidhish fudud kana yimid SVT. Waxey ku bexeysaa sidoo kale soomaali, iyo qoraal iniriisi ah.8sidor.se - Bogga 8 waxaad wararka ku akhrisan kartaa, kuna dhegeysan kartaa swiidhish fudud.