Boggan waxaa la helayaa isagoo ah luqadaha soo socda:
Hanuuninta bulshada waxaa loogu talogalay adigaaga doonaya inaad dheeraad ka ogaato wixii ku saabsan Iswiidhan iyo bulshada Iswiidhishka.
Maadooyinka cilmiga bulshada waa waxbarasho bilaash ah kuna saabsan bulshada iswiidhan looguna talogalay adigaaga dhawaan helay sharciga deganaansho ee Iswiidhan.
Halkan waxaad ka akhrin kartaa waxa aasaaska u ah Iswiidhan dimoqraadiyadeeda. Waxaad xitaa akhrin doontaa wax ku saabsan Iswiidhan taariikhdeeda iyo sida dalkan u horumaray ilaa iyo maanta.
Halkan waxaad ka akhrin kartaa waxyaabo ay ka mid yihiin sida aad u raadinayso guri, ula xiriirayso hey’adaha dawlada iyo waxa aad sameyn karto haddii uu kugu dhaco shil.
Waxaad akhrin doontaa sida aad u raadinayso shaqo, sababta aynu u bixino cashuur iyo waxa lacagaha cashuurta loo isticmaalo.
Halkan waxaad ka akhrin kartaa wixii ku saabsan xuquuqda bani’aadamka iyo sida xuquuqahaas ay raad ugu yeeshaan sharciyada Iswiidhan.
Halkan waxaad ka akhrin kartaa wixii ku saabsan in waalid lagu ahaado dal cusub. Waxaad dheeraad ka ogaan doontaa noocyada kala duwan ee taageero ee bulshadu siin karto qoysaska carruurta haysta.
Halkan waxaad ka akhrin kartaa wixii ku saabsan sida Iswiidhan loo xukumo iyo kuwa ay yihiin xisbiyada siyaasada ee ku jira Iswiidhan baarlamaankeeda.
Halkan waxaad ka akhrin kartaa dheeraad ku saabsan sida daryeelka bukaanka uga shaqeeyo gudaha Iswiidhan, sida aad si sax ah u helayso daryeelka bukaanka iyo kuwa ka shaqeeya halkaas.
Halkan waxaad ka akhrin kartaa dheeraad ku saabsan xuquuqaha iyo fursadaha ay haystaan dadka waayeelka ah iyo nooca caawimaad ee jirta ee la heli karo.