Tani waa sida aad isaga qaban karto wararka beenta ah

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 6/9-2022

Waa xiriirayaasha bulshada iyo caafimaadka, kuwa ka shaqeeya hanuuninta bulshada dadka ku cusub Iswiidhan kuwa bixinaya warbixinta. Filimadan waxaa soo diyaariyay maamulada gobolada oo hawshan u qabtay Hey’adda Badbaadinta Bulshada iyo Heeganka. Fadlan sii fidi filimadan si dad badan ay u gaarto macluumaadkan muhiimka ah.

Svenska – Iswiidhish

Carabi — العربية

Bosanski, Hrvatski, Srpski — BKS

Kurmancî — Kurmaanji

Pashto — پښتو

Faarsii — فارسى

Af Soomaali — Somaliska

Sooraani — سۆرانی

ไทย — Thailändska

ትግርኛ — Tigrinya

Türkçe — Turki