Dugsiyada sare

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 6/9-2022

Marka ee ardayda dhigtaan fasalka ugu danbeeyo ee dugsiga hoose-dhexe ayee codsan karaan dugsiga sare. Dhigashada dugsiga sare ma ahan mid qasab ah. Sido kalena waa lacag la'aan. Dhallinyarada da’dooda u dhaxaysa 16 iyo 20 sano waxay dhigan karaan dugsiga sare haddii ay oo dhamaysteen dhigashada dugsiga hoose-dhexe. Qiyaastii dhalinyarada dhammaantood waxeey doortaan in usii gudbaan waxbarashada dugsiga sare.