Haweenay dhinac fadhida kombiyuutar oo gacmaha ku haysa qaybta wax lagu qoro. Dhinaceeda waxaa miiska ka muuqda qalabka dhagaha la gashado, moobil telafoon, hagaha kombiyuutarka iyo dhowr warqadood oo kala go’an.
In la helo shaqo
Halkan waxaad ka akhrin kartaa sida aad u helayso shaqooyinka banaan, bilaabida shirkad gaar ah iyo qawaaniinta dhinaca suuqa shaqada.