Baro af Iswiidhishka – boggag loogu talogalay adigaaga raba inaad barato af Iswiidhishka
Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 20/2-2026
Halkan waxaad ka helaysaa casharo iyo filimo si loogu tababarto af Iswiidhishka iyadoo la adeegsanayo kombiyuutar ama telafoon moobil ah.
Aabka luqadda ee Hej svenska
Aabka luqadda ee Hej svenska waxaad ka baran kartaa erayo iyo halku dhigyo cusub oo af Iswiidhish ah waxaanad tababar ku samayn kartaa naxwaha af Iswiidhishka. Waxaad Hej svenska ka isticmaali kartaa telafoonkaaga moobilka ama kombiyuutar.
Filimo ay ku jiraan kalmadaha iyo erayada af Iswiidhishka
Kalmadaha iyo erayada af Iswiidhishka baro adigoo adeegsanaya filimo.
Ku tababaro ku dhawaaqista
Halkan waxaad ku tababaran kartaa ku dhawaaqista xarfaha af Iswiidhishka iyadoo ay ku caawinayaan filimo.
Turjun kalmado af Iswiidhish ah
Halkan waxaad ka helaysaa oo ku urursan xiriiryada internetka ee qaamuusyo.
Warar ku baxaya af Iswiidhish sahlan
Halkan waxaad ka helaysaa oo ku urursan xiriiryada warar ku baxaya af Iswiidhish sahlan.
Koorsooyinka af Iswiidhishka
Halkan waxaad ka helaysaa warbixin ku saabsan koorsooyinka af Iswiidhishka.