Liisas erayo iyo turjumid qoraal ah

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 12/4-2023

Halkan waxaad ka heli kartaa app-yaal kala duwan iyo bogag intarneet ah si aad qoraal ahaan u turjuntid erayo iyo qoraal.

Liisas erayo ah oo xaalado kala duwan la xiriira

Ku tababaro filim

Filimyadan waxaad ka baranaysaa kalmado iyo oraahyo caadi ah. Waad joojin kartaa oo dib ugu soo ceshan kartaa filimada haddii aad doonaysid. Waxaad heli kartaa filimkan oo qoraal leh haddii aad dhag ka siiso qoraalada hoose ee ku jira afar geeska dhinaca midigta ee gudaha filimkan.

Hal/mid

Ficil