In magan-gelyo laga raadsado Iswiidhan

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 6/12-2022

Halkan waxaad ka akhrisan kartaa sida la samaynayo si magan-gelyo looga codsado gudaha Iswiidhan.

Waxaad tusaale ahaan ka akhrisan kartaa sida aad samaynayso si aad u dhiibato codsigaaga magan-gelyo, noocyada kala duwan ee sharciyada deganaansho ee aad heli karto iyo waxa dhaca ka dib marka Hey'adda Socdaalku go'aan ka gaarto codsigaaga magan-gelyo.