Baro af Iswiidhishka – boggag loogu talogalay adigaaga raba inaad barato af Iswiidhishka

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 6/12-2024

Halkan waxaad ka helaysaa casharo iyo filimo si loogu tababarto af Iswiidhishka iyadoo la adeegsanayo kombiyuutar ama telafoon moobil ah.

Gacan haysa telafoon moobil ah. Xagga dambe waxaa ka muuqda kombiyuutar.

Hej svenska!

Bilow inaad af Iswiidhishka ku barato Hej svenska! Casharadu waxay ku shaqeeyaan intarnatka kombiyuutarka iyo telafoonka labadaba. Hej svenska! waxaa xitaa la soo dejisan karaa isagoo aab ah.

Filim daawasho leh calaamadda in la billaabo daawashada.

Filimo ay ku jiraan kalmadaha iyo erayada af Iswiidhishka

Kalmadaha iyo erayada af Iswiidhishka baro adigoo adeegsanaya filimo.

Af hadlaya.

Ku tababaro ku dhawaaqista

Halkan waxaad ku tababaran kartaa ku dhawaaqista xarfaha af Iswiidhishka iyadoo ay ku caawinayaan filimo.

Kombiyuutar leh calaamadaha turjumidda.

Turjun kalmado af Iswiidhish ah

Halkan waxaad ka helaysaa oo ku urursan xiriiryada internetka ee qaamuusyo.

Farshaxanka noocyo warbaahin oo kala duwan.

Warar ku baxaya af Iswiidhish sahlan

Halkan waxaad ka helaysaa oo ku urursan xiriiryada warar ku baxaya af Iswiidhish sahlan.

Koox dad ah oo ku wareegsan miis yaal gudaha qol fasal ah.

Koorsooyinka af Iswiidhishka

Halkan waxaad ka helaysaa warbixin ku saabsan koorsooyinka af Iswiidhishka.