Macluumaadka farsamo

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 9/12-2022

Meeshan waxa ka heleysaa warbixin ku saabsan booggan internetka siduu u qorsheeysan yahay iyo nidaamkiisa markii laga fiiriyo dhinaca sancadka.

Boggan waa mid nugul. Tani micnaheedu waa inuu isku haboonaysiiyo weynaanta iyo araga iyadoo ku xiran kolba inta ay leegtahay shaashadaadu. Tusaale ahaan waxay leedahay aragti kale dhanka telafoonka moobilka marka la bar-bardhigo ta ay ku leedahay kombiyuutar.

Borograamka akhriya bogga internetka

Boggan waxaa sida ugu fiican loo booqan karaa iyadoo la adeegsanayo akhriye intarnat casri ah kaas oo lagu isticmaali karo hawlaha bogaga, sida tusaale ahaan noocyadi ugu dambeeyay ee Internet Explorer, Google Chrome, Safari eller Mozilla Firefox. Si boggan intarnatku sida ugu fiican ugu shaqeeyo waxaa xitaa loo baahanyahay in JavaScript ay ku shaqaynayos akhriyaha bogaga.

Cabbiraada qoralka iyo sidaa u weeyneyn kartid

Adiga waa badalikarta cabbiraada qoralka oo booggan hadii aad batoonka ey ku qorantahay Ctrl, aad ka heleysid teebka kombiyuutarka, aad riixdid iyo isla markaasna "+" (weeyney) ama "-" (yarey), hadii kale riixdid Ctrl iyo kan gacanta lagu haayo meesha waregsaneyso kore ama hose u wadid.

Borograamada akhriya bogga internetka qarkood weey leeyihiin in ey kuu weyneeyaan cabbiraada qoralka, laakin markaas boosaska kale iyo sawirada cabbiradooda waxbo ma iska badalaayaan, oo ma ahan sida markaa boogga oo dhan ku soo dhawyn.

Khidmada akhriska

Bogaga ku yaala Informationsverige.se waxaa lagu akrhin kara adeega akhriska.