Bilaaw barashada iswiidhishka

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 12/4-2023

Meeshaan waxaad ka heli barnaamishyada oo telefoonka gacanta(appyada), filimyo iyo boggaga internetka oo adiga isticmaalikartid sideey barashada iswiidhishka kugu bilaabato.

Ku tababaro filim

Filimyadan waxaad ka baranaysaa kalmado iyo oraahyo caadi ah. Waad joojin kartaa oo dib ugu soo ceshan kartaa filimada haddii aad doonaysid. Waxaad heli kartaa filimkan oo qoraal leh haddii aad dhag ka siiso qoraalada hoose ee ku jira afar geeska dhinaca midigta ee gudaha filimkan.

Alifbeetada

Warbixin ka soo gudbi adiga qofka aad tahay

Nambarro 0-100

Nambarro 100-1000

Saacada

Waa imisa saacaddu?

Buuxi foomka

Wadahadal xaalad adag oo degdeg ah

Ma fahmin

Dhar