Nybro

Dib u cusboonaysiinti ugu dambeysay: 12/10-2022

Degmada Nybro waa degada ku dhextaalo gobolka Kalmar. Meesha bartamaha waa Nybro. Degmada waxeey xuduud la lee dahay degmooyinka kala ah Emmaboda, Kalmar, Lessebo, Mönsterås, Högsby iyo Uppvidinge.

Xaqiiqooyinka degmada

Tirada dadka

20314

Cabirla dhulka

1202 kiilomitir oo laba jibaaran

Deegaan

Degmada waxaa ku yaala shirkado guryo kuwa oo aad ka raadsan karto guryo kiroo ah, guyaha iskaashatada, iyo noocyada kale ee deegaan. Websidka degmada waxaad ka akhrisan kartaa wax badan sida guryaha banaan iyo shirkadaha xiriiriya guryaha.

Meego luqadood oo kala duwan ayaa looga hadlaa magaalada

Af soomaali, af carabi, dari iyo kuwo kale.

Jaaliyado iyo ururu

Degmada waxaa jira jaaliyado badan oo kala duwan. Tusaale ahaan jaaliyadaha cayaaraha, jaaliyadaha dhaqanka, kaniisado iyo isbahaysiyo kala duwan. Wesidka degmada waxaad ka raadin karaa jaaliyadaha ka diiwaangashan kadibna waxaad kadooran kartaa jaaliyada markaa adiga ku anfacaysa.

Maxaa ka ag dhaw

Xafiiska-ishexgalka, xafiiska shaqada, xafiiska adeega bulshada, 3 dukaan oo cunto, dukaamo dhar, dukan gado alaabta guriga, maqaayado/biidso gade

Dalyeelka carruurta

Degmada waxay bixisaa xanaano ay ugu tala gashay qofka carruurta ku haysta guriga. Degmada waxa ay leedahay qaybta waxbarida sida xananada carruurta, xanaanada qoyska ee maalinti gaar ahan kuwa da'dooda u dhaxaysa 1 -5 sano.

Dugsiyada hoose-dhexe iyo dugsiyada sare

Degmadu waxay bixisaa dugsi hoose dhexe waxay siisa ardaysa dhigata ilaa iyo fasalka sagaalaad. Websidka degmada waxaad ka heli kartaa warbixin dheeraad ah oo ku saabsan dugsiga hoose dhexe iyo xataa fursado ilaa iyo waxbarashada dugsiga sare.

Furadaha waxbarasho

Dugsiga dadka waa weeyn, iswiidhiska soo galooytiga, waxbarasho-dadka waa weeyn.

Caafimaadka

3 rug caafimaaded. Isbitaal ku yaalo Kalmar, rugta caafimaadka caruurta.

Caawinaad turjubaan

Degmada ayaa qabsaneeyso markii loo baahdo turjumaan.

Xiriirka gaadiidka

Tareen, bas

Shaqo iyo ganacsi

Ikea, Bauhaus, Media Markt, Elgiganten, Biltema.